Python Cashar 1 — Python waa maxay, maxaana u barannaa?
Python waa luqad barnaamij oo si weyn loo isticmaalo maanta. Waxaa lagu dhisaa websaydhyo, barnaamijyada AI, falanqaynta xogta, sayniska, iyo shaqooyin badan oo si toos ah (automation) loo sameeyo. Sababta ay caan…